Sign in to follow this  
Deeq A.

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Maanta Dib U Helay Xorryadiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xidhnaa muddo sannad ka badan.

Coldoon, ayaa lagu sii daayay cafis madaxweyne.

Wararka aanu ka helayno cafiska Wariye Coldoon waxa ay sheegayaan inay ka shaqeeyee asxaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this