Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg: Weriye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar goor dhow aan helnay ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo u xirnaa Soomaaliland.

Mubaarak oo la dhashay Cabdimaalek ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey siideyntiisa isaga oo intaa ku daray in ay dib ka hadlidoonaan.

Sii deynta weriyaha oo muddo hal sano ah xirnaa ayaa timid ka dib markii dhowr jeer baaqyo kala duwan loo diray madaxwene Biixi oo ku aadnayd in uu xorriyaddiisa dib u helo Colddon oo sidoo kale ahaa samafale.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this