Saalax Posted June 6, 2020 Degdeg:- Wariye Coldoon oo lasii daayay kadib markii Muuse Biixi EU ay Lacagtii kajareen. Saturday June 06, 2020 Siidaynta Wariye Coldoon ayaa Timid Kadib markii cadaadis Xoogan beesha Caalamku Waxaa Goordhaw Xabsiga laga Siidaayay Samafale Wariye Abdi maalik muse Coldoon kaas oo Sido Sharciga Baalmarsan Muddo Sanad Iyo Badh ka badan Ugu Xirnaa Xukuumada Col. Muuse Biixi Xabsi Ku yaala magaalada Hargaysa. Siidaynta Wariye Coldoon ayaa Timid Kadib markii cadaadis Xoogan beesha Caalamku ku saaratay Siideynta Wariyaha, Muuse Biixi Oo isku Dayay inuu ka dhaga Adaygo Soojeedinta Siideynta coldoon Ayaa Loogu hanjabay In Midowga Yurub ka jaran Doono Dhaqaalaha aay Ka helaan. Dadka soomaaliyeed ayaa Muuse bixi dhowr Mar usoo jeediyay in uu xoriyadiisa Siiyo Coldoon Balse waa uu ka dhaga Adaygay. Degdeg:- Wariye Coldoon oo lasii daayay kadib markii Muuse Biixi EU ay Lacagtii kajareen. HADHWANAAGNEWS.CA Siidaynta Wariye Coldoon ayaa Timid Kadib markii cadaadis Xoogan beesha Caalamku Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 6, 2020 Mashallah Madaxweyne Muse Biixi waa ku mahadsanyay cafi u fidintaa lagu sii daayay Coldoon. Hopefully Coldoon has learned his lesson and will stay away from being a tool for Somaliland's enemies. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 7, 2020 Coldoon oo booqday guriga Mudane Faysal Cali Waraabe oo ahaa dadkii ka shaqeeyay in xoriyaddiisa Coldoon dib u helo. Coldoon said that he is opening a new page. Quote Share this post Link to post Share on other sites