Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland ayaa soo afjartay tabasho ay qabeen Dablay hubaysan oo Buurta Siraadley kaga dhawaaqdey Jabhad la magac baxday Xaqdoon.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Somaliland ayaa soo afjartay tabasho ay qabeen Dablay hubaysan oo Buurta Siraadley kaga dhawaaqdey Jabhad la magac baxday Xaqdoon.

jabhad.jpg

Jabhadan iyo xubno ka mida golaha wasiiradda Somaliland ayaa in todobaadyadii u danbeeyay uu wada hadal u socday ayaa maanta ku soo dhammaaday guul, kaasi oo lagu soo afjaray tabashadii ay qabeen jabhadaasi la magac baxday Xaqdoon.

Waxaana arrintani dhammeystirkeeda iyo soo afjaristeeda qayb libaax leh ka qaatay wasiiro in dhaweydba ku sugnaa deegaanka Ceel Afweyn.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this