Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawlada Somaliland Oo Soo Afjartay Jabhad Dhawaan Gashay Buuraha Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Ceerigaabo)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo afjartay tabasho ay Buuraha gobolka Sanaag u galleen Jabhad la magac baxday Xaqdoon.

Jabhadan iyo xubno ka mida golaha wasiiradda Somaliland ayaa in todobaadyadii u danbeeyay uu wada hadal u socday ayaa maanta ku soo dhammaaday guul, kaasi oo lagu soo afjaray tabashadii ay qabeen jabhadaasi la magac baxday Xaqdoon.

Waxaana arrintani dhammeystirkeeda iyo soo afjaristeeda qayb libaax leh ka qaatay wasiiro in dhaweydba ku sugnaa deegaanka Ceel Afweyn.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this