Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Buuhoodle

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Shaqaaqo Dhimasho iyo Dhaawac Sababtay oo laba Beelood ku Dhexmartay Deegaanka Buuhoodle iyo Dedaalo lagu xakameynayo oo socda.

Xildhibaan Cabdixakiin Cumar Faarax Budeeya kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee deegaanka Gocon-dhaale, oo dhinaca waqooyi kaga began degmadda Buuhoodle ku diriray in colaada joojiyaan, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this