Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland:24-kii Saac ee u danbeeyay Tirada Dadka uu soo ritay Xanuunka Coronavirus oo korodhay+Meelaha…

Recommended Posts

Deeq A.   

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 80 qof Somaliland.

covid19.jpg

Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somaliloander . Bukaanadan 10 qof waa rag, 8 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(1jir ilaa 9jir = 1 qof)
(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 6 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
(70jir ilaa 79jir = 1 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 13 qof iyo Borama oo ah 5 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 6 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Afar iyo konton (54)

Tirada guud ee dadka laga helay COVID 19 ayaa ah 376

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this