Sign in to follow this  
Deeq A.

SOMALILAND: Wasiir Sheegay In Laga Helay Cudurka COVID 19, Waa Sidee Xaaladiisa Caafimaad??

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Maalgashiga Somaliland Maxamed Axmed Cawad, ayaa sheegay in laga helay cudurka COVID19 haatanna ay xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay, sida uu ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twirterka.

Wararka aanu helay waxa ay sheegayaan inay jiraan laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda Somaliland oo laga helay cudurka halista ah ee COVID 19.

Agaasimaha guud ee waasaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamad Cabdi Xergeeye, oo khadka taleefan kula hadlay wariye Nuuradiin, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warka sheegaya in laba wasiir laga helay cudurka Covid -19.

Dr. Xergeeye, waxa uu ii sheegay in aanay jirin wax wasiirro ah oo cudurka laga baadhay.

Wararka aanu helayno ayaa waxa ay sheegayaan inay jiraan wasiirro kale oo laga baadhay cudurka balse laga waayay.

FB_IMG_1591044142470-576x1024.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this