Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Beenisay In Laba Wasiir Laga Helay Cudurka COVID 19

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimaha guud ee waasaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamad Cabdi Xergeeye, oo aan hadda taleefan kula xidhiidhay, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warka sheegaya in laba wasiir laga helay cudurka Covid -19.

Dr. Xergeeye, waxa uu ii sheegay in aanay jirin wax wasiirro ah oo cudurka laga baadhay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this