Deeq A. Posted June 1, 2020 (SLT-Hargeysa)-Laba ka tirsan golaha wasiirrada Somaliland ayaa maanta laga helay cudurka COVID-19 sida ay ii xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan wasaaradda Caafimaadka. Sidoo kale waxa jira wasiirro kale oo laga baadhay Corona Virus balse laga waayay. Source Share this post Link to post Share on other sites