Sign in to follow this  
Deeq A.

SOMALILAND: Laba Wasiir Oo Laga Helay Cudurka COVID-19

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Laba ka tirsan golaha wasiirrada Somaliland ayaa maanta laga helay cudurka COVID-19 sida ay ii xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan wasaaradda Caafimaadka.

Sidoo kale waxa jira wasiirro kale oo laga baadhay Corona Virus balse laga waayay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this