Deeq A. Posted June 1, 2020 Matalaada dadka Magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Golaha aqalka sare ma waxa loo qeybinayaa qaab 4.5 ah, mise dadka Magaalada Muqdisho asal ahaan u dagan ayaa gooni u leh, shacabka Muqdisho ayaa ka aragto dhiibtay qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa la hadlay Goobjoog News https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/06/whats.mp4 Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites