Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan ka tirsan BF oo dhaliilay in markale 4.5 wax lagu soo doorto

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka mid ah BF Soomaaliya ayaa dhaliilay in markale sanadkaan 2020-ka wax lagu soo doorto habka qabaa’ilka ee 4.5, kadib markii 7 xubnood oo Aqalka Sare laga siiyey G/Banaadir la sheegay in lagu soo xuli doono nidaamkaasi.

Idiris oo si weyn uga horyimid arrintaasi ayaa ayaa sheegay inay ka dhalan karo caqabad dhinaca sharciga ah.

Sidoo kale xildhibaanka ayaa xusay in tirada xildhibaanada labada Aqal ay ku cad-yihiin dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/06/Cod-sakariye-.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this