Sign in to follow this  
Deeq A.

Banaanbaxyada Lagaga Soo Horjeedo Dilkii George Floyd Oo Ku Sii Fidaya Dalalka Kale Oo Ay Ka Mid Yihiin Canada Iyo Ingiriiska

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Florida)-Waxaa weli dalka maraykana kusii fidiya Banaanbaxyo ay wadaan dadka kasoo horjeeda dilkii loo gaystay ninkii madawga ahaa ee lagu magacaabi jiray George Floyd ay u gaystaan ciidanka ka tirsan Booliska Minneapolis oo cadaan ah.

Dawlada Maraykanka ayaa soo rogtay awaamiir la xidhiidha bandaw balse banaanbaxayaasha ayaa midaas aan u joojin iyagoo sii watay mudaharaadkooda, in badan oo ka mid ah ayaa ku dhawaaqay erayo ay kaga hadlayaan dhibta lagu hayo dadka madawgga ah.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in arinkani ay tahay musiibo, sidoo kale waxaa xabsiga la dhigay ninkii ka dilay Floyd, mudaharaadyadda ayaa sii fiday waxayna gaadheen Dalalka Canada, Britain iyo wadamo kale.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this