Sign in to follow this  
Deeq A.

Saan-saan Dagaal Oo Laga Dareemayo Tuka-raq

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka deegaanka Tukaraq laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan

Deegaanka Tuke-raq waxa in muddo isku hordhiya ciidammada qaranka Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, iyadoona laga cabsi qabo in markale dagaallo ay dib uga qarxaan halkaasi.

Somaliland iyo Puntland ayaa marar badan ku dagaalamay deegaanka Tukaray.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this