Deeq A. Posted June 1, 2020 (SLT-Hargeysa)-Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka deegaanka Tukaraq laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan Deegaanka Tuke-raq waxa in muddo isku hordhiya ciidammada qaranka Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, iyadoona laga cabsi qabo in markale dagaallo ay dib uga qarxaan halkaasi. Somaliland iyo Puntland ayaa marar badan ku dagaalamay deegaanka Tukaray. Source Share this post Link to post Share on other sites