Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhaweysay hadalkii RW Khayre

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN)- War saxaafadeed ay maanta soo saareen madaxda xisbiyada qaran ayey si taxadar leh u soo dhaweeyeen hadalkii RW Khayre ee ku aadanaa qabsoomida Doorasho xilligeeda dhacda.

Madasha xisbiyada qaran ayaa war saxaafadeedkooda waxa ay kaga dalbadeen Madaxda DFS qabashada shir degdeg ah oo ay isugu yimaadaan saamileyda siyaasadeed, si loo dhaqangeliyo xeerarka iyo sharciyada Barlamaanku ansixiyay loogana heshiiyo jadwalka iyo nooca doorasho ee dalku aadayo.

Hoos ka aqriso war Saxaafadeedka oo dhamaystiran.

War 1

War 2

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this