Sign in to follow this  
Deeq A.

Isbitaalka Madiina oo maanta la gaarsiiyey meydad iyo dhaawacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey dhaawacyadii saaka la geeyey isbitaalkaasi, kadib qarixii xooganaa ee ka dhacay Xaawa Cabdi.

Dr Maxameed Yuusuf oo ah maamulada guud ee isbitaalka Madiina ayaa sheegay in 13 qof la soo gaarsiiyey isbitaalka oo todobo ka mid ah ay meydad ahaayeen.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in lixda kale ay yihiin dhaawacyo, islamarkaana labo ka mid ah ay aad liidato xaaladdooda caafimaad.

Halkan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/WARKA-SAFA-1.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this