Sign in to follow this  
Deeq A.

Malaaq cusub oo lagu caleema-saaray degmada Xudur

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Xudur waxaa maanta lagu caleema-saaray Malaaqa cusub ee beesha Likse, Malaaq Maxamed Yare Abuukar Axmed oo loo yaqaano ( Maxamed Yare Jiis ).

Munaasabadda caleema-saarka oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb-galay waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee gobollada Baay & Bakool.

Dhammaan Xubnihii kala duwanaa ee ka hadlay madasha ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in Maxamed Yare Jiis uu ku matalo magaalada Xudur ee gobolka Bakool.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Xudu.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this