Sign in to follow this  
Deeq A.

Guda’galkii geeshiyaashii SNM- Ee Hargeysa iyo Burco bishii May ee 1988’kii

Recommended Posts

Deeq A.   

GUDAGALKII GEESIYAASHII SNM EE HARGEYSA AND BURCO BISHII MAY EE SANADKII 1988

image

Maalinwalbawaxaanmarnabakaguureynxiskamuwaadinkastaooreer Somaliland ah oodamiirfayowlehgudagalkiiBurcoeeBishii May 27kii iyogudagalkiihargeysaeeBishii May 13 sanadkii 1988.

Waxa ay xasuusdheraada u leedahayMujaahidiintiiCiidankaXoreynta SNM khaasahaanqaybaha 12 eeMadiinaiyo 31 eeMakalaguwanqalayooahaakuwiifuliyayhawlgalkiiculsaaeeBurcoiyohargeysalaguxoreeyay.

Xuskasanadguurada 32 eekasoowareegtaygud-galkiihargeysaiyoburco…..HadabaxiligaasiookubeegnaaheshiiskiiAfweyne Barre iyoMengistuHayle ay kugaadheendalkajabuutieeuuXasanGuleeddhexdhexaadinaayay, isagooulajeedadauukalahaaxasanguleed ay ahaydkubaabiijabhadiixaq u dirirkaee SNM. Waxabishii April 4dii eesanadkii 1988, bilaabmayfulintaheshiiskaaoodhigaayayin la kala fogeeyociidamadaxuduudahadegen,aynakormeeraanmadaxdaqaybta 26aad ooahaaciidankiifaqashtaeefadhigooduahaahargeysaiyogalbeedkeedaiyosaraakiishaqaybtaharargeeebarigaItoobiya. Waxa u bilowdaylabadiidawladoodeeItoobiya and dawladiifaqshtabooqashooyin, iyodawladiiItoobiyaookuamartayCiidamadii SNM in ay kasoobaxaanjiidahoreeexuduuda, lagunasooceliyoxeryo hub kadhigis ah ookuyaalaygudahadalkaItoobiya.Sidoo kale waxaciidamadii SNM ay kajoojiysaydawladiiItoobiyadhamaantaakulayntiisaanadaiyoshidaalkaee ay Itoobiyahore u siinjirtay SNM.

Waxakor u kacayniyadiiCiidamada Somalia amabaAf-wayneookuhamiyay in ciidamadii SNM ay u qaybsamidoonaan wax xuduudakasootalaabaoo is soodhiibaiyo wax xeryahaItoobiyakuabaada.

“LakiinAf-wayneiyofaqashkunaydarin in tiiIlaahaymaqantahay, SNM talomeel u taalo”.

Waxayciidamadiifaqashtubilabeenhawlgalo ay kunaafaynayaancududaCiidamadii SNM eekusugnaaxuduudahadushooda.Taliyihiiqaybta 26aad ee la odhanjiray Morgan eenaanaystacaanka ahi u baxdayee ah “ Cabdi Bile”, oo la hadlaayaysaraakiishiiiyociidamadiifaqashtaeedulaankakusooqaadayciidankii SNM eefadhigooduahaatuuladaCabdi Yusuf isagoo la dardaarmaayaayaawaxauuyidhi.” Waa tiroyaroogaajoonaysa ma haystaantekniko, mana jirtotaakulaynxagadanbeugaimanysa, shaqolabaadoodhinacagalbeedka ah ayaaiskuwakhtihawlgalkiinubilaabmayaawaa in aadqoortakasoowadaxidhxidhaan, si ay kuwangudahajoogaauguquusqaataan.

Dagaalkaasoo ay guushameelsiidhigteenfaqashmay mahadin. Waxauuhawlgalkahargeysasaddexmalmoodkadanbeeyaymarkiiciidamadii SNM eeqaybta 12aad eeMadiina ay weerarculuskuhilaaciyeenmagaladiiBurco, kaasooahaa May 27, 1988, Iyagaoociidamadafaqash ay ka war haysoduulaankaciidamada SNM eek u soomaqan.Faqashwaxaydadwaynihiiburcoiyoharegeysasareenculaysxad-dhaaf ah waxayxasuusaango’ayn u leedahaydadkiixiligaajoogayBurcoiyohargeysa.

Waxaciidamadiifaqashta la soosafaywadooyinkaiyoxaafadahahargeysa ,burco, Berbera, ceerigaabo, gabilayiyotuulooyinfarabadan, waxaysuuqyadaiyowadooyinkakaugaadhsanjireendadkashicibka ah eemaraayaiyagoosidiiugaadha u ugaadhsanaaya, waxaymagaalooyinkaasimuquurteenbandooaanhabeeniyomaalinba kala go ahayn.

HawlgalkiiBurcoee May 27 iyokiicadaalayee May 29, iyokiihargeysaee May 31, sanadkii 1988, oomaantalagajoogo 32 sanadood Ayaan wax kawaydiiyaymujaahidiinahaaragiihogaaminaayaysaddexdadhacdoqaarka mid ah, balinaysawirkoobanigasiiyaanmaalintaaiyagookajawaabaayawaxayyidhaahdeen:

Maalintaasiwaxayahaydmaalinadag, waxayahaydmaalin la kala doortaygeeriiyonolol, waxayahaydmaalinciidamadii SNM iyoshicibkoodiibanoloshanaceen kana door bideen in ay huraannafiyomaalba. Waxayahaydgo’aanshacbikadhiidhiyaydulmi, waanaykamidaysnaayeenshacabkiiiyo SNM gudoiyodibadba.Fulintago’aankasadagwaxakusuntanaaciidamadiixoreynta SNM oosidhiiran u fuliyay, oomidhaheediinanoqdayxoiryada Somaliland eemaanta la wadahadhsanaayo.Ilaahay how naxariistointiikushadiiday, intanoolnacaafimaadiyocimridheerIlaahay ha siiyo….Amiin.

ANIIS CABDILLAHI CIISE

SOMALILAND ADOCACY GROUP

WASHINGTON DC..USA

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this