Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdikariin Guuleed oo Soo Dhoweeyay Hadalkii Ra’isulwasaare Kheyre ee Doorashada Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay hadal ka soo yeeray ra’isulwasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre kaasi oo ku addanna in doorashada Soomaaliya ay xukuumadda ka shaqeynayso inay waqtigeeda ku dhacdo ayaa arrinkaas si weyn u soo dhoweeyay isaga oo xukuumadda Kheyre ku booriyay howshaas.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this