Deeq A. Posted May 29, 2020 (SLT-Hargeysa)-Saddex qof ayaa ku geeriyooday Roobab ka da’ay galabta magaalada Hargeysa. Laba nin Dooxa Hargeysa ayaa qaaday gabadhna Laydh (koronto) ayaa ku dhegay sida uu ii xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Maroodi jeex Jaamac Xaaji Axmed, Halkan hoose ka Daawo Source Share this post Link to post Share on other sites