Sign in to follow this  
Deeq A.

“Faysal Cali Waraabe Kumuu Gefin Shakhsiyaad Ee Wuxuu Ku Gefay Beelaha Harti Iyo Habarjeclo….” Boqor Buurmadow

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiye faysal cali waraabe shirkiisii jaraaid ee shalayto kumuu gefin shakhsiyaad kumana weerarin.
Ee wuxuu kugefay beelaha harti iyo East Burco Clan
Isagoo ku guubaayey beelaha Sool clan
Inay habarjeco kasoo eryaan qorulugud iyo coodanle iyo caynaba waa wax aad loolayaabo hadalka kasoo baxay gudoomiye faysal wuu kadabategay iskuna day inuu saxo hadalkii uu ku aflagaadeeyey beelaha harti inkasta oo uukasiidaray dhiiqona siidabaashay
Hase yeeshee eedii uukulakacay beelaha East Burco Clan
Wuu kusii adkaystay faysal waxbadan
Wuu amaanijiray East Burco Clan taageero fiicana wuu kuhaystay aniga aragtidayda faysal aad umayaqaano dhaqanka beelaha East Burco Clan habarjeco lama amaano hadii la amaanona lama caayo oo xukinkeedu waa qisaas
Alle hawnaxariistee waxa aad u amaanay
East Burco Clan abwaankii Waynaa ee ismaaciil yawle mudo kadib ayuu gabyey wuxuu ku yidhi
Mamaroodi baan habarjeclooy idinku miisaalay
Ma mooyaan idiintumay gunwaa loo mashxaradaaye hadaba faysal waxaa ku waajibtay inlamariyo jawaabtiisuna ahaandoontaa magligaad afaysaa ku ogayn muruq yawloowe

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this