Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Xoogga oo wada baaritaano ku aadan dhacdadii Sh/Dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha guutada 3-aad ee qeybta 27-aad Col. Abshir Maxamuud (Shitaqey) ayaa warbaahinta u sheegay in ciidanka xoogga dalka aysan wax lug ah ku laheyn dil 8 ruux loogu geystay tuulada Gololey oo hoos-timaada degmada Balcad ee Sh/ Dhexe

Taliyaha ayaa tilmaamay in haatan ay ku jiraan baaritaano ku aadan qaabkii loo soo qaban lahaa raggii ka dambeeyey dhacdadaasi.

Ugu dambeyn Col. Abshir Maxamuud ayaa qiray in ciidanka Xoogga dalka ay diyaar u yihiin difaaca dadka Soomaaliyeed, balse aysan ka suurtoobin inay  dadkooda dhibaateeyaan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this