Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland:Tirada Dadku uu soo riday Xanuunka Coronavirus oo kor u kacay & Tirada kiisaska Cusub ee…

Recommended Posts

Deeq A.   

Laba iyo soddon qof (32) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 21 qof waa rag, 11 qofna waa dumar

covid.jpg

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 9 qof)
(30jir ilaa 39jir = 11 qof)
(40jir ilaa 49jir = 4 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(60jir ilaa 69jir = 2 qof)
(70jir ilaa 79jir = 2 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 19 qof, Borama 5 qof, Berbera 5 qof iyo Burco oo ah 3 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 5 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Sideed iyo Labaatan (28)

Waxaa geeriyooday hal qof oo rag ah oo deganaa Hargeysa, da’diisuna ahayd 84 jir, taasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay sideed iyo toban (18).

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this