Deeq A. Posted May 28, 2020 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddiga wasaaradaha ee mashaariicda xalalka Waara. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in guddigaan oo ka kooban illaa 9 Xubnood ay u xilsaaran yihiin isku dubaridka iyo mashaariicda xalalka waara, taasi oo qeyb ka ah xal u helida biyaha had iyo jeer ku fataha Beledweyne. Halkaan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites