Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Madaxweyne HirShabelle oo magacaabay guddi cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddiga wasaaradaha ee mashaariicda xalalka Waara.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in guddigaan oo ka kooban illaa 9 Xubnood ay u xilsaaran yihiin isku dubaridka iyo mashaariicda xalalka waara, taasi oo qeyb ka ah xal u helida biyaha had iyo jeer ku fataha Beledweyne.

Halkaan hoose ka aqriso:-

waare

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this