Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa  warar kala duwan laga helayaa qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Tiyaatarka qaranka oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya waxaana halkaasi xilligan laga maqlayaa rasaas ay ridayaan ciidanka dowladda ee ka agdhawaa halka uu qaraxu ka dhacay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxan uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, inkastoo aan si rasmi ah wali loo ogaan halka bartilmaameedku uu ahaa maadaama uu daqiiqado ka hor qaraxu dhacay.

Wali lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxaasi balse muddooyinkii dambe magaalada Muqdisho ayaa wax ay ka caaganayd qaraxyada nuucaan oo kale ah.

Wixii ku soo kordha halkan kala soco

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this