Deeq A. Posted May 27, 2020 Xildhibaan hore, Cabdi Barre Jibriil oo ka tirsanaa baarlamaankii 9-aad ee dalka ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021-ka. Cabdi Barre ayaa sheegay in dib u dhac kasta oo ku yimaada doorashada ay qaadi doonaan mas’uuliyadeeda guddoonka labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu ku eedeeyey inay dib u dhigeen furitaanka Kalfdhiga 7-aad ee labada aqal ee baarlamaanka iyo sidoo kale hortagistii guddiga doorashooyinka qaranka. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Jib.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites