Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdi Barre Jibriil oo eedeeyey guddoonka BF Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan hore, Cabdi Barre Jibriil oo ka tirsanaa baarlamaankii 9-aad ee dalka ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021-ka.

Cabdi Barre ayaa sheegay in dib u dhac kasta oo ku yimaada doorashada ay qaadi doonaan mas’uuliyadeeda guddoonka labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu ku eedeeyey inay dib u dhigeen furitaanka Kalfdhiga 7-aad ee labada aqal ee baarlamaanka iyo sidoo kale hortagistii guddiga  doorashooyinka qaranka.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Jib.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this