Sign in to follow this  
Deeq A.

Faah faahino ka soo baxaya shil gaari oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaare geystay oo xalay fiidkii hore ka dhacay isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Shilka ayaa yimid, kadib markii uu fariin goostay gaari weyn oo is-jiid ah, kaas oo jiiray Bajaajyo ay dad la socdeen, kadibna burburiyey kaalin Shidaal oo ku taalla halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in shilkaasi ay ku dhinteen ku dhowaad 10 qof, sidoo kalena ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan.

Qof goobjooge ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyey shilkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/88.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this