Sign in to follow this  
Deeq A.

Senator Cabdi Xaashi oo shaaciyey in doorashada lagu qabanayo xilligeeda

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa ka hadlay arrimaha doorashada ee 2020/2021-ka.

Cabdi Xaashi ayaa waresigaan ku sheegay in uusan dib u dhac ku imaan doonin waqtiga loo qorsheeyey in la qabtao doorashada baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in aysan doorashooyinka soo socoda saameyn doonin dib u dhigista lagu sameeyey furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee BF Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso codka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/XAASHI.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this