Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug oo shaacisay in xal laga gaaray xiisadii M/ Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in heshiis horudhac ah laga gaaray xiisad u dhexeysay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo maleeshiyaad deegaanka ah oo dhowaan ku dagaalamay M/Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Falagle ayaa sidoo kale tilmaamay inay haatan socdaan dadaallo nabadeed oo looga hortagayo dagaallada ku soo noq-noqday guud ahaan gobolkaasi.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dadka shacabka ah inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka, si looga hortago wax kasta oo qatar ku ah nabad-gelyada deegaanka.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Falagle.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this