Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii U Dambeeyay: Tirada Dadka U Dhintay Iyo Kuwa U Soo Ritay Covid_19 Oo Somaliland Kor U Kacday

Recommended Posts

Deeq A.   

Laba Qof oo cusub ayaa Xanuunka Covid_19 ugu Geeriyooday Somaliland, taasina tirada Dadka Xanuunkaa ugu Geeriyooday Somaliland ka dhigaysa 17 Qof.

Sidoo kale, waxa xanuunka laga helay Xanuunka laga helay 14 Qof oo cusub, taasina waxay tirada Dadka gudaha Somaliland ku sugan ee Xanuunka qaba ka dhigaysaa 217 Qof.

Sidaana waxa Goor dhawayd Shaaciyey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo War-bixinta Maalinlaha ah ee Xanuunka Covid_19 la wadaagay Warbaahinta.

Labada Qof ee Xanuunka u dhintay ayaa ku kala sugnaa Magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama, sida Agaasimuhu sheegay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this