Sign in to follow this  
Deeq A.

Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo Mindiyo lagu weeraray

Recommended Posts

Deeq A.   

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lagu soo warramayaa in xalay rag ku hubeysnaa Mindiyo ay ku weerareen gurigiisa oo ku yaalla degmada Warta Nabadda.

Ragga weerarka qaaday oo labo ahaa ayaa la sheegay inay gudaha u galeen hoyga askariga, kadibna falcelin uu sameeyey uu ku toogtay mid ka mid ahaa raggaasi.

Shuceyb Cabdulle oo ah Aabaha askariga la weeraray ayaa Shabelle uga warramay sida ay wax u  dhaceen, wuxuuna tilmaamay in la doonayey in wiilkiisa la dilo.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/uuu.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this