Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Maxaabiis ku xirnaa xabsiga Beledweyne oo la sii daayey

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta xabsiga dhexe ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan laga sii daayey qaar ka mid ah maxaabiistii ku xirnaa xabsigaasi, kadib markii uu cafis u fiyey Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare.

Maxaabiista la sii daayey ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan illaa 10 maxbuus, kuwaas oo ku eedeysnaa dambiyo fudud.

Halkaan hoose ka akhriso magacyadooda + Sawirro.

1: Yaxye Cabduqaadir Faarax

2: Caasho Cadaawe Iiroon

3: Maxamed Axmadeey Iimaan

4: Yaasiin Yoonis Suufow

5: Yuusuf Maxamed Yuusuf

6: Cabdi Shakuur Maxamed Xuseen

7: Xasan Maxamed Axmed

8: Cumar Xuseen Cabdullaahi

9: Maxamed Shiil Maxamed

10: Cismaan Maxamed Maxamuud.

3-11 1-14

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this