Sign in to follow this  
Deeq A.

IGAD oo ka walaacsan Ayaxa ku habsaday dalal ay ku jirto Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Mas’uuliyiinta dalalka urur goboleedka IGAD oo ka walaacsan dhibaatooyinka uu Ayaxa ku hayo dalagyada beeraha ee wadamadaasi ayaa ku baaqay in la sii laba-laabo dadaallada lagula dagalamayo dhibaatooyinka uu Ayaxu xilligan geysanayo.

Arrintan ayaa imaaneysa xilli kumanaan beeraley ah ay isku diyaarinayaan inay beertaan dalagyada beerahooda, kuwaas oo ka tirsan ururka IGAD.

Ayaxa ayaa dhibaato weyn ku haya dalal ay ka mid yihiin Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya, halkaas oo mowjado Ayax ah ay ku habsadeen, ayagoo u geystay waxyeello xooggan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this