Suldaanka Posted May 25, 2020 1 hour ago, maakhiri1 said: Ubaxa kacaanka Ubaxii dalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted May 25, 2020 Suldaanka and his propaganda. Post one negative post about kids in Xamar, and just for good measure post one positive post about kids in Hargeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 25, 2020 Ciyaal dawladu koriso, wax barto, gacanta ku hayso, la ilaaliyo caafimaadka maskaxdooda iyo jirkooda, loo sameeyo meelo u gaara oo ay ku farxaan entertainment.waxaa samayn karay oo qudha kacaankii barakaysnaa. Waa maxay ubixii kacaanka? Ubixii kacaanka waa qof kasta oo yaraantiisii kacaankii wax soo baray xataa haduu qoys ladan ka dhashay. Waxaa la safi jiray Iskoolka hortiisa ayadoo caruurtu nadiif yihiin faqiir iyo qani aan lakala aqoon. Waxaa la qaadi jiray kow faataxada oo dhiganta oo u dhiganta magaca (allaah). Labo waxaa la qaadi jiray heesta calanka oo dhiganta (waddan) Sadex waxaa la qaadi jiray heestii guul-wadaw siyaad oo dhiganta (aabihii umadda) Waligiin xaqiir hadalkiis ha dhagaysan. Dhalintii kacaanka waa kuwii dayaca loo diiday sida dhalintii kacaanka ee lafoole oo u badnaa agoon, afgooye iwm. Laakiin maamuladaan maanta jooga oo mijinta jaadka ah isku haysta ma buuxin karaan kaalin dawladnimo haba yaraatee. Hadii maalinta ciidda kaliya loo qubeeyo oo funaanad cusub lagu sawiro isla caawa yuu darbigii la gal galan asagoo dhaxamaysan, farxadiisu waa maalinta ciidda gelinkeeda hore. Hargaysa oo gobolada kale ugu faanta qaran baan nahay iyo aqoonsigii wax yar baa nooga haray, been idiin sheegi maayee waa magaalada ugu darbi jiifka badan ee soomaaliya ku taal maanta. Waa markii iigu horaysay oo aan ogaado, in nabadda la dayaco ka darbi jiif badan tahay meelaha colaaduhu ka jiraan. Gidaarka qudhiisa nabadbaa lagu seexdaa, ee hanalagu aqoosado weeye shacaarka snm aqoonsiga ku doonayso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 25, 2020 2 hours ago, Haatu said: Suldaanka and his propaganda. Post one negative post about kids in Xamar, and just for good measure post one positive post about kids in Hargeysa Anukana matata: it's a coincidence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 25, 2020 2 hours ago, gooni said: Hargaysa oo gobolada kale ugu faanta qaran baan nahay iyo aqoonsigii wax yar baa nooga haray, been idiin sheegi maayee waa magaalada ugu darbi jiifka badan ee soomaaliya ku taal maanta. Waa markii iigu horaysay oo aan ogaado, in nabadda la dayaco ka darbi jiif badan tahay meelaha colaaduhu ka jiraan. kkk Hadii aad waraysatid caruurtaa, waxay ka kala yimaadeen dhamaan daafaha deegaanadda Somalida. meeshii colaad iyo dagaal ka jiro xataa duur joogta ayaa isaga cararta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted May 25, 2020 Darbi-jiif is a demeaning word the Ministry should not be using. These are disadvantaged kids with so much potential if given the opportunity to survive poverty. "carruurta aan qoyska lahayn" or something along these lines would be much better and humane to describe their plight. Quote Share this post Link to post Share on other sites