Suldaanka Posted May 24, 2020 Puntland oo ku eedeysay dowladda federaalka inay colaad ka hurineysa Somaliland WWW.BBC.COM Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Deni, ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay ku lug leedahay falal sababi kara dagaal ka dhaca Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 24, 2020 If I were Faysal Cali Waraabe, I would be seriously thinking of a new career. Faysal retirement ha galo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 25, 2020 Maamuladii puntland oo lagu dhex jiro kaliya yaa kasoo haray weeye hadalkiisu, hadaan tagana snm iga dambayn mayso, ha lays kaashado intaan gabalku dhicin. Mataano godkooda waa lays le'akaysiyaa. Aaway goboladii ssc oo laga sugayay inuu xoreeyo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 25, 2020 2 hours ago, gooni said: Maamuladii puntland oo lagu dhex jiro kaliya yaa kasoo haray weeye hadalkiisu, hadaan tagana snm iga dambayn mayso, ha lays kaashado intaan gabalku dhicin. Mataano godkooda waa lays le'akaysiyaa. Aaway goboladii ssc oo laga sugayay inuu xoreeyo? Gooni Warkaa Deni ka soo yeedhay Somaliland way soo dhawaysay. Kolay anagga iyo Reer Puntland wax dhibaato ah oo naga dhaxaysay ma jiraan, kolka laga reebo gardaradda nimankaa Mjteeniya ee sheegashada goboladda Somaliland ee Sool iyo Sanaag. Hadii Deni warkiisu yahay in taageero u baahanyay sida aad u fahantay, dee anagu taageeradda hal shardi ayaa lagu xidhayaa. Somaliland wa diyaar, Ciyaartu waa dhanka Deni. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 25, 2020 This is a very strange tone of deni. I believe he is being cornered by bunker govt as galkacyo is burning. I think if he stops Claiming Somaliland territories. Somaliland should safe him from the cheese fellow. Quote Share this post Link to post Share on other sites