Suldaanka Posted May 24, 2020 Ahmed Karaash has worryingly said that he doubting his own security inside the Presidential building. This comes after Mr. Karaash told the BBC that he and Deni no longer talk to each other due to simmering power struggle. Deni recently upped the ante by replacing Ministers that were suspected to be aligned with Karaash. Axmed Karaash "Ammaanka madaxtooyada Puntland la iskuma halayn karo" HIIRAAN.COM Axad, May 24, 2020 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in aan la isku halayn Karin amniga madaxtooyada Puntland, kadib markii xilka laga qaaday saraakiishii... Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 24, 2020 Mr. Deni waa nin xanaaq dhaw oo dulqaadkiisu yar yahay. Wuxuu doonayaa nin markuu soo socdo akhrin kara oo asagu salaanta la doonta, haduu salaanta ridiyana markuu qaboobo albaabka xafiiskiisa tartiib u garaaca asagoo is gaabinaya. Dhaqan iyo dastuur labaduba waxay ku shaqeeyaan wada tashi iyo towfiiq. Balse u malayn maayo inuu mr.deni reer ssc dhaqanka zanzibar bari karo. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites