Sign in to follow this  
Deeq A.

Jeneraal Caanka ah Somalia oo mar Labaad Todobaad gudihii ka badbaaday qarax lala beegsaday Maanta

Recommended Posts

Deeq A.   
Jeneraal Caanka ah Somalia oo mar Labaad Todobaad gudihii ka badbaaday qarax lala beegsaday Maanta
 2020524637258892104734137.jpg

 Tafaasiil dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax maanta lala eegtay taliyaha hoggaanka caafimaadka ee ciidanka booliska Soomaaliya Janaraal Cali Barre Xersi “Cali Gaab”  xilli uu marayay waddada Afisoyooni

Wararku waxay sheegayaan in taliyaha qaraxa lala eegtay uu ka badbaaday, balse ay ku dhaawacmeen laba qof oo rayid ah.

Sidoo kale gaadhiga taliye Cali Gaab ayaa waxaa soo gaadhay wax-yeello.

Waa markii labaad oo muddo hal isbuuc ah la qarxiyo taliyahaasi , waxaana horay qarax loola eegtay ku dhintay dhowr askari oo ilaaladiisa ah, xilliga qaraxaasi hore lala beegsaday Janaraal Cali Gaab ayaa waxa uu sheegay in uusan la socon gaadhiga.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this