Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo ka hadashay geerida safiirkii Jaamacadda Carabta ee Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka ayaa waxaa looga hadlay geerida ku timid, safiirkii Jaamacadda Carabta u joogay Muqdisho, Xamuud Samraan Al-Xuwayti, kaas oo maanta ku dhintay caasimadda.

Dowladda federaalka ayaa ka tacsiyadeysay geerida ku timid marxuum Al-Xuwayti oo u dhintay xanuun deg-deg ah oo ku soo booday.

Halkaan hoose ka aqriso:-

War-saxaafadeka (1)

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this