cadnaan1 Posted May 21, 2020 I don't think Cumar finish inuu ogyahay waxa la siiyey inay toilet paper yihiin White people are wicked all the way from Europe ayey cheap toilet kasoo dhoofiyeen ayey hadana sawir ka qaadeen Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 22, 2020 Very embarrassing Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 22, 2020 Waxa ugu qaalisan oo reer galbeedku maanta hadiyad u bixiyo waa toilet paper coronavirus dartiis. Waxaysan aqoon dhaqankeena, in markaan toilet'ka galno biyo isticmaalno. Markaan makhaayadaha ka qadaynana joornaalka new York times afka iska marino. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 22, 2020 2 hours ago, gooni said: Markaan makhaayadaha ka qadaynana joornaalka new York times afka iska marino. Sawirka kor ka muuqdo waxee ku tusineysaa Soomaali meeshee maanta mareyso. It is a very unfortunate reality, dal iyo dad caawinaad iyo gacantaagid 30 sano ku tiirsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted May 24, 2020 The begging bowl continues. One of the reasons Somali administrations refuse to create institutions, especially tax collecting systems is the foreign aid would stop if they earned enough operating revenue. Even here in CAnada, I was amazed when people were fighting with toilet papers in March during the hey days of the virus. With soup and water plentiful why would I need toilet papers? What did you expect from a world governor Quote Share this post Link to post Share on other sites