Deeq A. Posted May 21, 2020 Aasaasaha hey’adda Aamin Ambulane oo adeeg gurmad lacagta la’aan ah u fidisa dadka Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan oo booliiska ay saacado kahor ka kaxeysteen ayaa la sii daayey. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites