Sign in to follow this  
Deeq A.

Milkiilaha Amin Ambulance oo ay Booliisku la Baxeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Aasaasaha shirkadda si lacagta la’aanta ah dadka ambulance ugu qaata ee fadhigeedu yahay Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan ayey booliiska kaxeysteen.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in milkiilaha Amin Ambulance weli aaney caddeyn sababta iyo goobta la geeyey.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this