Sign in to follow this  
Deeq A.

Najax oo amar siiyey maamullada degmooyinka ee gobolk Sh/Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose, Mudane Ibrahim Aadan Cali (Najax)ayaa dhammaan maamullada degmooyinka iyo laamaha amaanka faray inay joojiyaan dhul boobka haatan ka socda deegaano ka tirsan gobolkaasi.

Wareegto uu soo saaray guddoomiye Najax ayuu ku sheegay in maamulka K/Galbeed uu ku howlan yahay sameynta sharci bixin sax ah oo ka hirgasha deegaanada maamulkaasi.

Sidoo kale wuxuu wareegtadaan ku xusay in cid kasta oo heysata dhul dan-guud ah uu kala wareegi doono maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkaan hoose ka aqriso:-

waq-1

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this