Deeq A. Posted May 21, 2020 Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe laga dareemayaa diyaar-garow xoogan oo ku aadan munaasabadda Ciidul-Fidriga oo fooda inagu soo heysa. Suuqyada dharka iyo goobaha lagu iibiyo wax-yaabaha Mac-macaanka ah ee magaaladaasi ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul aad u xoogan. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/War-cali-taliye-jowhar.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites