Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaar-garowga Ciida oo laga dareemayo suuqyada Jowhar

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe laga dareemayaa diyaar-garow xoogan oo ku aadan munaasabadda Ciidul-Fidriga oo fooda inagu soo heysa.

Suuqyada dharka iyo goobaha lagu iibiyo wax-yaabaha Mac-macaanka ah ee magaaladaasi ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul aad u xoogan.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/War-cali-taliye-jowhar.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this