Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasime cusub oo loo magacaabay Hab-maamuuska Villa Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   
  • FB_IMG_15899937106834509.jpg?w=1000&ssl=Yuusuf Xasan Salaan

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Agaasime cusub u magacaabay Waaxda Hab-maamuuska Madaxtooyadda.

Qoraal kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Yuusuf Xasan Salaan loo magacaabay Agaasimaha Hab-maamuuska Madaxtooyada Qaranka.

Yuusuf Xasan Salaan oo ah nin dhalinyaro ah ayaa hore u ahaa Agaasime ku xigeenka Hab-maamuuska Madaxtooyada.

PUNTLAND POST

The post Agaasime cusub oo loo magacaabay Hab-maamuuska Villa Somalia appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this