Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii Hore ee Maamulka Gal-mudug oo ka hadlay qadiyada Gooni-isutaaga Somaliland+Fariin xasaasiya oo uu..

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta 29 sano ayaa laga joogaa markii ay Soomaliland iclaamiysay gooni isu-taagga. Ubadkii xiliga dhashay, hada waa masuul talada qeyb ka ah.
Haddaba si jiilka noocaas ah loogu qanciyo wadajir iyo midnimo Soomaali waa arrin u baahan aragti, dhabar adeeg iyo hogaan ku dhacleh. pic.twitter.com/ORCt1Ic20q

— Abdikarim Hussein Guled (@AHGuled) May 18, 2020

abdiariim.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this